daajis.com:- Kani waa sawirka maanta iyo farshaxaniiste Amin Caamir, waxa uuna sawirkaan cusub ku cabbiray xaalad muujineysa murugo iyo calool xumo oo heysata Siyaasiga Soomaaliga ah marka uu Itoobiya la kulmayo ama xiriir la sameysanayo sida xun ee ay u bahdisho isaguna isugu dulleeyo.
Sawirka ayaa u muuqda xaqiiqo biyo kama dhibcaan ah balse qaraar.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
