daajis.com:- Nin udhasha wadanka kuuba oo kamid ah wadamada laatiin Ameerika ayaa sheegay in uu ku soo islaamay sifaadka wanaagsan ee soomaalida waxaan arkay soomaali waan lasheekeestay waxaan isoo jiitay hab dhaqankooda iyo isjeceelka soomaalida sidaa ayaana igu qasabtay in aan ku biiro diinta wanaagsan ee islaamka.Ayuu yiri maxamed oo dhawaan qaatay diinta islaamka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 07:00 and have
