Daawo Video:- Muuse Biixi oo Ku Sigtay Maanta Magaalada Berbera

Daawo Video:- Muuse Biixi oo Ku Sigtay Maanta Magaalada Berbera

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada berbera soo gaadhay muuse bixii cabdi kaas oo ah ninka sheegta gudoomiyaha xisbiga siilanyo ee kufay.

Muuse ayaa markii uu soo gaadhay Berbera waxaa ka dhacay mudaharaad iyo Rasaas taas oo shacabka Berbera ka soo horjeesten siilaanyo iyo kooxdiisa doonaya in ay shacabka Berbera ka duubtan muqaal ay ku sheegayaan soodhaweyn.


muuse ayaa rabshad aan hore loo arag kala kulmay Berbera waxaana markii amankiisa loobaqay kuna sigtay in uu galo gacanta rabshad walayaasha ka soo horjeeda waxaa soodhaweyn loogu sameeyay saldhiga Berbera iyadoo halkaas uu kula hadlay ciidamada saldhiga oo laga bixiyay dharkii laguna sheegay shacabka berbera.


Halkan Ka Daawo Video



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada