Daawo Video:- SNM & PL oo Furfurkaya Ciidamada khaatumo Kanawada Buuhoodle

Daawo Video:- SNM & PL oo Furfurkaya Ciidamada khaatumo Kanawada Buuhoodle

daajis.com:- Dhawaan waxaa magaalada Buuhoodle ka tegay rag hore u cadeeyay mawqufkooda sheegayna in aaanay aqoonsanayn maamulka khaatumo kuwaas oo ah isimo hore looga doortay deegaanka.


Boqor dabagooye waa isim ka soo jeeda deegaanka khaatumo balse aan aqoonsanayn maamulka khaatumo aqoonsana maamulka c/wali gaas, waxaa uu furfur iyo kala dirid xoog leh kula dhexjiraa ciidamada Khaatumo iyo shacabka Khaatumo ee iskadifaacaya Maleeshiyada Bariga Burco.



Halkan ka Daawo Video




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada