DAAWO VIDEO: Nicholas Kay oo u Doodaya Dib u Howlgalinta Xawaaladaha Soomaalida

DAAWO VIDEO: Nicholas Kay oo u Doodaya Dib u Howlgalinta Xawaaladaha Soomaalida

daajis.com:- Xawaaladaha Soomaalida ayaa maalmihii u danbeeyay la kulmayay xayiraado kaga yimaado bangiyada aduunka, iyadoo xawilaadahan qaar lagu eedeeyo inay gacansaar la leeyihiin Ururka Al Shabaab.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada midooby u qaabilsan arimaha Soomaaliya SGR Nicholas Kay ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay aad ugu tiirsan yihiin lacagaha dibadda looga soo diro, xiritaanka xawaaladaha wuxuu micnaheedu yahay in dad badani oo Soomaali ah ay waynayaan lacagihii ay bishii quudan jireen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada