daajis.com:- Daawo barnaamijka ay laata warbaahinta VOA ay ka diyaarisay xeebta caanka ah ee Jaziira iyo Baarka Village ee magaaladda Muqdisho.
Barnaamijkan ayaa ku tusaya Qaybaha Qarsoon oo ay magaaladda Muqdisho leedahay, iyo sida dadka ay ugu damaashaadayaan meelaha dalxiiska loo tago ee dalkeena.
Halkaan Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have
