Wiil ay al-shabaab ku amreen inuu dilo hooyadiis & aabihiis oo…

Wiil ay al-shabaab ku amreen inuu dilo hooyadiis & aabihiis oo…

daajis.com:- Wiilkan oo lagu magacaabo Suleymaan Maxamed, kuna nool Gobolka Gedo, ayaa waxa uu sheegay in kooxda al-shabaab oo uu katirsanaa ay ku amreen inuu soo dilo Hooyadiis & Aabihiis.

ugusWiilkan oo markii arintaas foosha xun lagu amray kadib isku soo dhiibay ciidamada DF, ayaa wuxuu sheegay in Hooyadiis ay kamid ahayd dumarka nadaafada ee Xaruunta ciidanka Milatariga Gedo, halka Aabihiisna uu ahaa sarkaal katirsan Milatariga.

Suleymaan waxa uu sheegay in waagu ku baryay, marki lagu amray inuu soo dilo labadiisa waalid, waxaana uu sheegay in markii uu ku batay cadaadiska saaran uu isaga soo baxay kooxda.


Wiilkan ayaa iminka ku nool xaruunta ciidamada DF ee Gedo.

Al-shabaab ayaa inta badan dhalinyarada u dagaalama ku amra ineey soo dilaan waalidiintooda iyo qaraabadooda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada