daajis.com:- Danjirayaal ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa xus baroordiiq ay waxay u sameeyeen danjiriihii Somalia u fadhiyay QM Yuusuf Baribari, kaasoo ku geeriyooday weerarki Hotel Maka Al-mukarama Al-shabaab ku qaaday.
Munaasabada uxs iyo baroor diiq ah islamarkaana geed loogu abauuraayao Marxuum Ambasadoor Yuusuf Maxamed Ismaaciil Baribari (AU) ayaa waxaa la sheegay in lagu qabtey xarunta labaad ee qaramada midoobay ee ku taala magaalada Geneva ee dalka Switzerland, munaasabadaas oo ay ka soo qeybgaleen dibolomaasiyiin iyo wakiilo ka kala socday wadamada dibada iyo ehelada iyo qoyska Marxuumka ayaa waxaa looga hadlay shaqadii iyo waxqabadkii marxuumka xilligii ku howlgalaayey magaalada Geneva iyadoona dadkii goobtaas ka hadlay ay dhamaantaood isku raaceen inuu ahaa masuul si wanaagsan howshiisa u gudan jirey islamakaana si weyn looga qadarin jirey
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:00 and have
