daajis.com:- Baraha Internetka waxaa saacadihii aynu soo dhaafney lagu baahiyey Isdaar heersare ah oo ay soo saartey Mu’assasada Al-Ictisaam oo kamid ah Warbaahinta dowladda Islaamiga ah.
Isdaarkan oo loogu magac darey ka hortaga Safawiyiinta Salaaxu-Diin, ayaa waxaa lagu daawanayaa dagaalladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Takriit, kuwaas ooo dhexmarey Jeyshka dowladda Islaamiga ah iyo Ciidanka Rawaafida oo taageero dhanka hawada ah ka helaya Reer galbeedka.
Filimkan waxa lagu soo qaatey Rag Istish-haadiyiin ah oo naftooda ku bixiyey ka hortaga Shiicada dooneysa la wareegida magaalada Tarkiit, waxaana la arkayaa labo Mujaahid oo kasoo kala jeeda wadamada Faransiiska iyo Qadar, kuwaas oo isku qarxinaya bartamaha Xarumaha Shiicada ay ku leeyihiin Wilaayada Salaaxu-diin.
Inta aysan galin Camaliyada waxay kula dar-daarmeen Mujaahidiinta iney sugnaadaan, iyagoona dhanka kale ugu baaqey guud ahan Muslimiinta iney usoo hijroodaan dhulka Jihaadka , hadii ay awoodi waayana ay ku dilaan Gaalada joogta wadamadooda.
Filimkan oo ahaa mid si wanaagsan loo diyaariyey waxaa qeybihiisa dambe lagu daawanayaa meydadka Maleeshiayda Rawaafida oo daadsan wadooyinka, kadib markii Mujaahidinta dagaallo culus ku qaadeen.
Xukuumadda Raafidada Ciraaq ayaa dhawaanahan baahineysay warar aan sal iyo raad lahayn oo sheegaya iney guud ahaan la wareegeen magaalada Takriit, waxaana soo baxdey inaan arinkaas waxba kajirin.
Tvga Aljazeera ayaa sheegey in 50% magaalada Takriit ay haatan ku sugan yihiin Ciidanka dowladda Islaamiga ah, waxana magaalada ka dhacaya dagaallo kuwii ugu xooga badnaa abide e ka dhaca magaalada Takriit. (540)
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at