daajis.com:- Ilhaan Maxamed Cali waa gabadh 24jir ah, kunool magaalada Manchester ee carigaan Uk waa jaamiciyad kaqalin jibisay university of manchester kuliyada international study.
Ilhaan waxey jecayl aan xadlaheyn uqaaday fanaanka caanka ah ee ilkacase waxeyne usilacday sidey ugu bandhigan laheen, nasiib wanaag waxey lakulantay isagoo show sanadka cusub kudhigaayo london waxaane garab kusiisay gabadh ay saaxibo ahaayeen oo ilkacas aqoon hore kadhaxeysey.
Barashadii ilhaan waxey soo dadajisay burbur kuyimid xeriirkii caatada ahaa ee kadhaxeeyey fiska iyo ilkacase,Kaa oo maraya heer saxaafada leysugu jawaabo gaarey hada, ilhaan ayaa geed dheer iyo geed gaaban ufuushey sidey fiska boorka ugu qarin laheed weyne kuguuleysatay.
Fanaanada fiska maku baraarugsana arinkaa xitaa cidkale matuhunsa laakin maanta oo taariikhda tahay 1/4/2015 ayey ilhaan shaaca kaqaaday hamigeeda iyo guusha ay kagaartay fiska.
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at