Maqaayad Ka soo Horjeeda Hoteelka Central ee Caasimada Muqdisho oo La Qarxiyay (VIDEO)

Maqaayad Ka soo Horjeeda Hoteelka Central ee Caasimada Muqdisho oo La Qarxiyay (VIDEO)

daajis.com:-  Waxaa maanta Qarax xoogani uu ka dhacay maqaayad ka soo hor jeeda Hoteelkii bil ka hor uu qaraxu ka dhacay ee Hotel Central, Maqaayadda la weeraray ayaa waxaa lagu magacaabaa Banooda.

Warar qaar ayaa sheegaya in tirada dhimashada ilaa iyo hada ay gaarayso ilaa 10-ruux, iyadoo halkaasina uu ka dhashay dhaawac tiro badan.




Goobta maqaayadda ee qaraxa lagu weeraray ayaa waxaa ku sugnaa dad ka cunteenaayay xilligaasi, oo dhaawac iyo dhimasho kasoo gaaray qaraxaasi.

Dadka dhibaatada soo gaartay ayaa waxaa loo qaaday Xarumaha caafimaadka ee Magaalada Muqdisho si halkaasi loogu dabiibo.


Ilaa hada ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay masuuliyada qaraxaan maanta lagu qaaday maqaayada Banooda ee Muqdisho.

Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada