Video :- Gujis Nucliyeerka xambaara oo deb uu qabsadey iyo wixii ka dhacey

Video :- Gujis Nucliyeerka xambaara oo deb uu qabsadey iyo wixii ka dhacey

daajis.com:- Mid ka mid ah gujiyada bada hoosteeda Mara ee dalka Ruushka, gaar ahaan noocyada hubka nukliyeerka xambaara, ayaa dab qabsaday, wakhti lagu dayac tiriyay dekada waqooyiga dalkaas ku taala ee magaalada Severodvinsk.

Kooxaha dab damiska ayaa afar saacadood ka dib ku guulaystay in ay dabkaa damiyaan, waxaana sida maamulka Ruushku sheegay, Gujiskan oo lagu magacaabo Ural uu ahaa, mid aan wakhtigaa wax nukliyeer ah aan sidin, lagan rubashay shidaalkii halista sii badin lahaa, dabkuna uu ka horcay wakhti la laxaamadayay, qaybo ka mid ah gujiskan, kaas oo haddii xaaladu faraha ka bixi lahaa sababi lahaa masiibo aan laga soo
Halkaan Hoose ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada