Video :- Haweeney 40 sano nin iska dhigeysay oo M/weynaha Masar abaal mariyay

Video :- Haweeney 40 sano nin iska dhigeysay oo M/weynaha Masar abaal mariyay

daajis.com:- Sisa Abu Daooh, oo hadda ah 65 sano jir ayaa mudo 40 sano ah iska dhigeysay Nin, iyadoo qaabka ragga u labissan jirtay si ay u badbaadiso nolosheeda iyo ilmo yar oo markaasi ay uurka ku siday, kadib markii uu geeriyooday odaygeedii.

Haweeneydan ayaa aheyd mudo 40 sano ah baalashle kabaha caseeya, waxayna 40 sano ay qeybaha bulshada kula nooleyd nin ahaan.

Egyptian mother who lived as a manMadaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sisa Abu Daooh, wuxuuna guddoon siiyay abaal marin qaali ah, isagoo ku amaanay kartideeda iyo sida ay go’aanka adag u qaadatay in ay badbaadiso nolosheeda iyo ilamaha yar oo aabahood uu ka dhintay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada