VIDEO:- Islaam naceyb ka bilowday Australia, Daawo sida loo muujiyay naceybka

VIDEO:- Islaam naceyb ka bilowday Australia, Daawo sida loo muujiyay naceybka

daajis.com:- Dalka Australia ayaa waxaa mudaharaad ka dhigay Koox is uruursatey oo sheegtay in ay kasoo horjeedaan islaamka iyo Muslimiinta kusii fidaya Australia.

Kooxdaan ayaa caddeysatey naceybka ay u qabaan islaamka iyo Muslimiinta, ayagoo soo qaatey boorar ay ku qoran yihiin, Maya Islam, Maya Shareeco, Maya Xalaal, oo ay ula jeedaan in Australia laga cirib tiro isirka Muslimiinta iyo dhaqamadooda.

NO ISLMAN NO SHARIA NO HALAL AUSTRALIA


Dhanka kalese waxaa iyana Mudaharaad kale ku garab dhigtay koox kasoo horjeeda Kooxda islaamka naceb, waxa ayna ku tilmaameen cunsuriyiin isir sooc ku sifoobey, isla markaana aan metelin aragtida Shacabka Australia.

HALKAN KA DAAWO SIDA WAX U DHACEEN

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada