VIDEO:- Taliyaha ciidamada Nabad Suggida oo Kusoo Wareegay Isgoysyada Muqdisho

VIDEO:- Taliyaha ciidamada Nabad Suggida oo Kusoo Wareegay Isgoysyada Muqdisho

daajis.com:-Taliyaha ciidamada Nabad Suggida iyo Sirdoonka Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Tuur-yare ayaa wuxuu kormeeray qaar ka mid ah wadooyinka iyo Isgoysyada muhiimka u ah Magaalada Muqdisho.

Taliyahan oo ay la socdaan Saraakiil ka tirsan Nabad Suggida ayaa kormeerkiisa ka bilaabay wadada Maka Al-Mukarama wuxuuna tagay Isgoysyada wadadaasi ee ciidamada NISA ay baaritaanada habeenkii ka wadaan.





Wuxuu ciidamada kula dar-daarmay inay xaqiijiyaan ammaanka Magaalada Muqdisho, isaga oo Tuur yare ka dhageystay warbixin la xiriirta xaalada ammaan ee Isgoysyada ay ku sugan yihiin ciidamadaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada