Daawo Dagaalyahan ISIS katirsan oo SKYPE ku shukaaminaya Gabar UK joogta

Daawo Dagaalyahan ISIS katirsan oo SKYPE ku shukaaminaya Gabar UK joogta

daajis.com:- Wiilkan dhalinyarada ah una dhashay dalka Britain, ayaa waxa uu kamid yahay ururka Daacish ee ka dagaalama Syria iyo Iraq, waxaa laga duubay muuqaal isagoo aalada SKYPE-ga ku shukaaminaya Gabar 15 sano jir ah oo ku sugan UK, si ay ugu soo biirto ururka uu ka tirsanyahay.

Wiilkan oo la baxay magac been ah (Abuu Antar) ayaa Gabadha waxa uu u sheegayaa ineey kasoo tagto reerkeeda islamarkaasna ay u soo safarto Syria si uu u guursado ugana garab dagaalanto.


Wiilkan ayaa Gabadha mudo isbuucyo ah waxa uu ka shukaaminayay dhanka SKYPE-ka, waxana uuna ka dhaadhacsiinayaa ineey soo safarto oo ay soo gaarto Syria.

Halkan ka daawo muuqaalka:




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada