VIDEO:- Doorashada Maanta ka Dhacaysa Dalka Ithiopia iyo Hor’umarka Dalkaasi uu Gaaray

VIDEO:- Doorashada Maanta ka Dhacaysa Dalka Ithiopia iyo Hor’umarka Dalkaasi uu Gaaray


daajis.com:-  Dalka Itoobiya ayaa waxa uu sanadihii u Danbeeyay ku tilaabsaday Hor’umar dhinac walba leh, hadaad fiiriso dhinaca dhismaha wadooyinka, daaraha dhaa-dheer ee ganacsiga, wadooyinka Tareenku maro oo cususb (Railways) iyo hor’umaro kale oo badan.


Dalka itoobiya ayaa waxa uu ku jiray dalalka ugu faqrisan dunida, waxa uu dalkani hor’umarkani gaaray markii ay qaateen hanaanka Federaaliisimka, oo ah hanaan gobol waliba dadka ku nool ay soo dooranayaan cidii hogaamin lahayd.


halkan hooe ka daawo warbixin uu ka soo diyaariyay Mohamed Adow.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada