daajis.com:- Fanaanada codka tolmoon iyo quruxdii qureesh isku darsatay ee fartun cumar ayaa nasiib u yeelatay in ay hees ku soo qaado kuna soo duubto muuqaal quruxbadan goob ay fanaaniin caalami ah iyo Ahtarada caalamka ay ku soo duubijireen filimaan iyo heeso muuqaalka heesta wehel ayaa waxaad ku Arki Doontaan goobo loo dalxiis tago oo ku yaal magaala xeebeedka Cape Town ee wadanka Souh Africa oo ka mid ah magaalooyinka caalamka ugu quruxda badan dhanka kaalinta quruxda ee magaalooyinka caalamka ayaa kaalinta 4 aad waxaa kagalay Cape Town
hadaba fanaanada fartuun cumar ayaa nasiib u yeelatay in ay noqoto ruux soomaali ah kii ugu horeeyay ee muuqaal ku soo duuba dhul sidaan qaali u ah.
GUJI HALKAAN EE DAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:19 and have
, Published at