Daawo muuqaalka :- Xad gudub kii ugu xumaa oo ay ciidanka keenya u geysteen maanta wiil soomaali ah

Daawo muuqaalka :- Xad gudub kii ugu xumaa oo ay ciidanka keenya u geysteen maanta wiil soomaali ah

daajis.com:- Askarta Kenya ayaa caado ka dhigtay, ineey maalin iyo habeenbo wadooyinka ku jiid jiidaan kuna bahdilaan Shacabka Soomaaliyeed ee ka cararay dhibaatooyinka kajira dalkooda.

Ciidamada Kenya, ayaa waxay usoo shaqo tagaan Xaafada Soomaalida ku badantahay ee Islii, iyagoo xarig aan kala sooc lahayn u geysta dadka haysta sharciga dalka Kenya iyo kuwaan haysan, kadibna ka qaata Lacago farabadan oo u dhaxeysa 100$ ilaa 50$ qofkiiba.

Gumaadkan iyo jirdilkan wuxuu soo xasuusinayaa dad badan Rajiimki Moy, kaasoo waqtigiisi si xun ula dhaqmi jiray Soomaalida.

Muuqaalka aan hoos idinkugu soo gudbin doono, waa qaar kamid ah Ciidamada dharcada Kenya oo wadooyinka si kabaxsan xuquuqda aadanaha wadooyinka ugu jiid jiidaya muwaadin Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DAAWO RIIX


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada