daajis.com:- Danjiraha dalka Ingariiska u fadhiyo Soomaaliya Niel Wigan oo hadda ku sugan magaalada Hargaysa, ayaa waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad lagu furayay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargaysa.
Danjira oo hadal gaaban ka jeediyay munaasabadda ayaa waxa uu ku furay hadalkiisa erayo af Soomaali ah.
Halkan hoose ka daawo qudbadii gaabnayd.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at