Daawo VIDEO:- Waxa Qabsaday Tuugo Isku Dayay inay Dhacaan nin Gaari watay

Daawo VIDEO:- Waxa Qabsaday Tuugo Isku Dayay inay Dhacaan nin Gaari watay

daajis.com:- Dalka Baraasiil ayaa ah dal farqiga u dhaxeeya dadka lacagta leh iyo dadka saboolka ah mid aad u sareeya, waxaana jiro goobo uu booliska dalkaasi tegi karin (favelas) oo ay ka taliyaan kooxaha Burcadka ah.

Kooxahan Burcadka ah ayaa u soo qaraabasho taga meelaha ay daganyihiin dadka lacagta leh, iyagoo isku dayaya inay ka dhacaan gawaarida iyo waxyaabaha kale ee ay sitaan.

Halkaan Hoose ka Daawo





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada