DAAWO: Nolosha Ka Jirta Jasiiradaha Soomaaliyeed ee Bajuni & Kudhaa (VIDEO)

DAAWO: Nolosha Ka Jirta Jasiiradaha Soomaaliyeed ee Bajuni & Kudhaa (VIDEO)

daajis.com:- Jasiirdaha Kudhaa iyo Bajuni ayaa ah Jasiirado ku yaal meelo Istraatiijik ah waxaana badanaa gacan ku hayntooda ku dagaalamo hadba qolyaha ku hardamaya gobolka Jubadda Hoose.

Afar bil kahor ayay ahayd markii Ciidan katirsan Ururka Al shabaab ay weerar gaadmo ah ay ku soo qaadeen Jasiiradda wayn ee Kudhaa, iyagoo isku dayaya inay la wareegaan Jasiiradda waxayna halkaasi kula dagaalameen ciidan ka mid ahaa kuwa Dowladda.





Jasiiradahan ayaa waxaa degan dad kaluumaysato ah, waxaana cunnada iyo macaashka kale looga keenaa magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada