DAAWO SAWIRADA:- SHabakadii Ugu Weyneed Ee Alshabaab Oo La Burburiyay & Nabad Sugida qaranka oo….

DAAWO SAWIRADA:- SHabakadii Ugu Weyneed Ee Alshabaab Oo La Burburiyay & Nabad Sugida qaranka oo….

daajis.com:-Hayada Nabad sugida qaranka Soomaaliya ee magaceeda loosoo gaabiyo NISA “National Intelligence Security Agency” ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay rag Alshabaab ah oo dilal ka geysan jiray Muqdisho.

Hayada ayaa sheegtay in lasoo qabtay rag dhalinyaro ah oo ALshabaab ka tirsanaa kuwaasi oo ahaa dad isku xiran oo dilal ka geysan jiray degmooyinka Dayniile iyo Hodon.

Shabakadan ayaa hayada waxay sheegtay iney lamid tahay shabakadii dilalka u geysan jirtay xildhibaanada baarlamaanka oo Shuceyb Ibraahim Mahdi uu madaxda ka ahaa.















FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada