daajis.com:- Ururka kubadda cagta ee FIFA ayaa tababarayaal ajnabi ah usoo dirtay gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho. Tababarayaashan ayaa ka caawinaya aarbitarayaasha soomaaliya sidii ay aqoontooda kor ugu qaadmi laheyd, iyagoona tababar ku siinayay maalmihii u dambeeyay gudaha garoonka kubadda cagta ee Banaadir Stadiun ee magaalada Muqdisho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 03:30 and have

