Machadka Al-quraan Home oo arday cusub qaadanaya

Machadka Al-quraan Home oo arday cusub qaadanaya

daajis.com:- Machadka Al-QuraanHome adigoo gurigaaga jooga ayaa quraanka gurigaga ku baranaysaa, madarasadu arday cusub ayaay qadanaysaa, is diiwaan galinta haatan waa ay socota.


Halkaan iska diwaan gali

 www.alquraanhome.com/index.php/hoyga-quraanka

Halkaan Nagala soo Hadal

Free line: +19373524133

Tell: 00252634486444

Alquraan Home  waa shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta iyo maadiga adiga oo jooga gurigaaga xafiiskaaga, waxaana ay ka dhigan kara caruur iyo waayeelba.

Machadkan Alquraan Home waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalidu .

Macalimiinta dhigaya mahcadka Waa macalimiinn Soomaali ah oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka Iyo casharada ay bixinayaan, waxaana macalimiintaas Leeyaheen  khibrad iyo waayo aragnimo ay u leeyihiin sida dadka wax loo fahamsiiyo.


www.alquraanhome.com

Skype: alquraanhome

Free line: +19373524133

Email: alquraanhome@hotmail.com

Skype: alquraanhome

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada