daajis.com:- Dowladda Kenya ayaa waxa ay dagaal xagagga maskaxda ku bilaawday dadka jinsiyadda Soomaalida leh ee ku nool gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
Shalay ayay ahayd markii la xiray laba Iskool oo Secondery ah, iyadoo la sheegay in macalimiintii ka shaqaynaysay ay amni daro uga carareen iskooladaas.
Dowladda Kenya ayaan isku taxluujin inay wax ka qabato dhibaatadan lasoo gudboonaatay dhaliyarada iyo waalidiinta ku dhaqan gobolka waqooyi Bari.
Hadii aan dhibaatadan dowladda wax ka qaban, waxaa halkaas ku lumaya jiil dhan oo aan aqoon sare lahayn.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at