daajis.com:- Gao Bingguo oo 55 sano jir ah ayaa si la yaab leh u jabiyay rikoorkii dunida u yaalay shinidii ugu badneyd ee qof bini’aadam ah ku shamuumado jirkiisa, iyadoo culeyska shinada ku aruurtay jirkiisa culeys ahaan tahay 109kg.
Ninkani oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa aad u xannaaneeya shinida, taasoo u sahashay in malaayiin shini ah jirkiisa qariyaan, isagoo caawinaad ka helayay dadka la xanaaneeya.
Gao Bingguo ayaa rikoorkii horay u yiilay ee shinda qof bini’aadam ah korkiisa ku qariya ayuu sidaasi ku jabiyay, wuxuuna galay buugga lagu qoro mucjisada ee Guinness World Records
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at