VIDEO:- Qaxootiga Soomaalida ah ee Ku Sugan Berbera oo laga Goostay Cunnadii & Biyihii

VIDEO:- Qaxootiga Soomaalida ah ee Ku Sugan Berbera oo laga Goostay Cunnadii & Biyihii

daajis.com:- Qaxootiga Soomaalida ee ka soo qaxay dagaalada dalka Yemen ee haatan ku sugan magaalada Berbera ayaa waxa ay ka cabanayaan in Dowladda Somaliland ay ka goosatay cunnadii iyo biyihii.

Dadkan ayaa ka cabanaya in biyo aan nadiif ahayn loo keeno cunaduna ay gabaabsi ku tahay, waxa ayna dowladaha caalamka waydiisteen in cunno fiican iyo biyo la la soo gaaro, qaarna waxa ay dalbadeen in Goboladooda lagu celiyo.


Shalay ayay ahayd markii Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland uu sheegay inay joojinayaan qaxootiga kaga imaanaya dalka ay dagaalada ka soconayaan ee Yemen.


Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada