War Murtiyeed laga Soo Saara Kulankii Ra’iisul Wasaaraha iyo Axmed Madoobe (Sawirro)

War Murtiyeed laga Soo Saara Kulankii Ra’iisul Wasaaraha iyo Axmed Madoobe (Sawirro)

daajis.com:- Kulan ay maanta wadayeesheen Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed,

war murtiyeedkan ayaa waxaa uu ka koobnaa 7 qodob oo ay ugu muhiimsan tahay arinta ku aadan cabashada laga keenay Dhismaha Baarlamaanka Maamulka Jubbaland, oo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay mooshin ka keeneen.

Waxaa la isla gartay qodobkaasi in Dowladda ay soo magacawdo Guddi la fariista Maamulka KMG e Jubba iyo sidoo kale beelaha cabanaya, wixii tallo ahna ula soo noqda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya si xal waaro looga gaaro arintaasi.

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xasan ayaa Saxaafadda u aqriyay qodobada hesiiskan ka soo baxay.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada