daajis.com:- Madaxweyne C/weli Gaas oo waraysi siiyay Taleefishinka maamulka Puntland ayaa sheegay in dowladiisa ay waxbadan ka qabatay xagga amniga, dhaqaalaha, iyo dib u howlgalinta wax soo saarka dalka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in markii ay Xukuumadiisa ay dalka la wareegtay uu amnigu uu aad u xumaa, wuxuuna sheegay in ciidamada Boolisku uusan haysan waagaas wax hub ah oo ay amniga ku sugaan, meel walbana ay isbaaro taalay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:38 and have
, Published at