AKHRI: Liiska golaha wasiirrada ee u madaxweyne Gaas ku dhawaaqay

AKHRI: Liiska golaha wasiirrada ee u madaxweyne Gaas ku dhawaaqay

daajis.com:- R.wasaarihii hore ee dowladdii KMG ahayeed Cabduwalhi Maxamed Cali Gaas oo xiligan utaagan madaxtinimada Puntland

Garoowe [RBC Radio] Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhow shaaciyay is-badalkii laga sugayay muddada dheer ee la sheegay inuu ku sameynayo golaha xukuumadda.

Cabdiweli waxuu badalay inta badan wasiirradii miidanka culus ku lahaa xukuumadda,sida wasiirkii waxbarashada Cali Xaaji oo xilka laga qaaday,waxaa kalo isna xilka laga qaaday wasiirkii caafimaadka.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa loo magacaabay wasiirka amniga kaaso la hadal hayay muddooyinkaan in wasaaradda loo magacaabayo.

Hoos ka akhri magacyadda wasiirrada



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada