Al Shabaab oo ay wali u Dagaalamaan Ajaanib Ka Soo Haajiray Wadamada Reer Galbeedka (VIDEO)

Al Shabaab oo ay wali u Dagaalamaan Ajaanib Ka Soo Haajiray Wadamada Reer Galbeedka (VIDEO)

daajis.com:- Ururka Al Shabaab ayaa la sheegay inay wali la joogaan dagaal yahano ajaanib ah oo ka kala yimid wadamadda carabta iyo kuwo cadaan ah oo u dhashay wadamada Reer Galbeedka.

Al shabaab ayaa la moodayay in Ajaanibtii la joogtay ay wadanka isaga carareen kadib markii uu Ururku u kala jabay labo qayb, lana dilay ninkii u dhashay dalka Maraykanka ee magaciisa la oranjiray Omar Shafik Hammami (Abuu Mansoor al-Amriki)




Labo maalin ka hor ayay ahayd markii Dowladda Kenya ay Soo badhigtay Rag reer galbeed ah oo ay weerar ku dishay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada