daajis.com:- Nin Turki ah oo lagu magacaabo Ibrahim Yücel ayaa xaaskiisa u aliftay shabaq bir ah oo madaxa loo galiyo si ay uga joojiso cabista sigaarka oo uu ku waalnaa.
Haweeneydaan ayaa soo aliftay kadib markii ay xal kale uga waysay sigaar cabista ninkeeda una baqday caafimaadkiisa danbe iyadoo la yaabtay sida xad dhaafka ah ee uu ugu waalnaa mudo 26 sano ah.
Hadaba xaasaska kale makaga dayan doonaan arrintaan ay sameysay haweeneydan Turkida ah
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at