Australia oo lagu arkay Malaay halis ah oo banaanka ku noolan karo

Australia oo lagu arkay Malaay halis ah oo banaanka ku noolan karo

daajis.com:- Saynisyahano iyo dad ka deegaanka oo jooga waqooyiga Australia ayaa iskudayaya in ay ka hortagaan oo uusan faafin noolo halis ah oo ay ku sheegeen malay soconaya.

Waxay sheegeen in malaygaasi uu maalmo ku noolaan karo dhul qalalan oo aan biyo lahayn.
Malaaygan oo garbaha uu ku dabaasho ku soconkara kuna boodi kara ayaa ah mid dilaa ah waxaana laga helaa koonfur-bari Aasiya.


Malaaygan waxa uu dhibaataynkaraa xataa shimbiraha badda iyo kuwo kale.

Malaayga waxaa lagu arkay labo jaziiradood oo ku yaala Australia.

Saynisyahanadu waxa ay ka digayaan in haddii uu ku fido dhulka in uu sababi karo halis deegaan oo balaaran.

Source: BBC

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada