Daawo Sawirada:- Wadooyinka Muqdisho oo xiliyada Habeenkii la nadiifiyo

Daawo Sawirada:- Wadooyinka Muqdisho oo xiliyada Habeenkii la nadiifiyo

daajis.com:- Dowlada Hoose ee Muqdisho ayaa Ku Howlan ololaha Nadafadeed oo laga sameynayo wadooyinka Magaaladda Muqdisho Kuwas oo ay roobabkii Waxyeeleeyeen.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa magaalada Muqdisho waxaa ka da’yay Roob aan kala joogsi lahayn, kaasoo jaray qaar kamid ah wadooyinka ugu muhiimsan magaalada.

Halkaan ka daawo Sawirada:








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada