daajis.com:- Xildhibaan Cabdulqaadir Jaamac Xaamud oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland ee laga soo doorto gobolka Sanaag ayaa si kulul ugu hadlay cunsuriyad iyo qabyaaladda Madaxda Somaliland ku dhaqanto, isagoo sheegay in lagu cunsuriyeeyay beesha uu madale ee Daarood.
Wuxuu jawaab kulul siiyay Feysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, kasoo horay u sheegay in qof ka yimid Badhan uusan u talin karin kan Hargeysa jooga.
“Waxa la i yiri adigu Daarood baad tahay, habar jeclo ayaa kaa mudan” ayuu yiri Xildhibaanka isagoo ku eedeeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/raxmaan Ciro inuu qabyaalad ku abuuray golaha dhexdiisa, isla markaana burburinayo nidaamka u degsan Somaliland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:55 and have
, Published at