daajis.com:- Koox ajaanib ah oo u shaqeeya Qaramada Midoobay ayaa qashin buuxiyay ilaa 70 bac-madow ka ururiyay xeeb ku taal magaalada Muqdisho.
Kooxdan ayaa u dabaaldegayay maalinta cimilada aduunka oo afka qalaad loo yaqaan #World Environment Day oo ku beegneyd shalay oo 6-Jun aheyd.
Xeebta ay ka ururiyeen “qashinka” ayaa ku taal dhabarka dambe ee xerada Xalane, lama oga halka la geeyay “qashinkan” ay ururiyeen ajaanibtan.
Daawo Sawirada
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:56 and have
, Published at