DAAWO: Barnaamij kooban oo loogu Magacdaray The African Dream (VIDEO)

DAAWO: Barnaamij kooban oo loogu Magacdaray The African Dream (VIDEO)

daajis.com:- Barnaamijkan ayaa ah mid laga duubo dadka wax ku’oolka u ah umaddaha Africa, waxayna saadaal iyo riyadooda la qaybsanayaan bulshada & sida ay u arkaan in isbadal wanagsan uu ku imaan karo Jiilka soo socda ee Qaaradda Afrika.

Markan ayaa waxaa lagu waraystay Ibraahim Maxamed iyo Ifraah Axmed oo labadoodaba ay ka hadlayaan sida qof waliba uu u arko ama uu jecelyahay in mustaqbalka Africa uu ahaado.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada