Daawo: Booliska Kenya oo qabtay nin dhallinyaro ah oo sheegay in uu ku dhaawacmay dagaalki Lamu

Daawo: Booliska Kenya oo qabtay nin dhallinyaro ah oo sheegay in uu ku dhaawacmay dagaalki Lamu

daajis.com:- Ciidanka difaaca dalka Kenya ee KDF ayaa magalaada Garissa ku qabtay nin magaciisa ku sheegay Abshir Mursal oo ku dhasahay magaalada Wajeer ninkan ayaa sida uu qiranaya kamid ahaa dagaal-yahanada Al-Shabaab.

Waxaa ku yaalay dhaawac xaga lugta ah waxaana wareystay saraakiil ka tirsan kuwa ladagaalanka argagixisda la dagaalama ee dalka Kenya.

Waxaa uu sheegay in lagu amray in ay weeraraan Lamu isagoo shegan ajanabiga cadanaka ah in ay ahaayeen seddex, waalidkiis waxaa uu sheegay in aysan ka warheyn halka uu ka shaqeeyo.

Mishaar ahaan waxaa uu sheegay in loo siin jir bil walba 20,000 oo lacagta dalka Kenya. Ugu dambeyn waxaa uu Mursal ka codsaday ciidanka KDF oo uu ku celceliyay “Yaan la i Khaarajinin yaan la i diilen un”

HAL KAAN HOOSE KA DAAWO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada