daajis.com:- Heesaaga Reer Jabuuti Cawaale Aadan, ayaa waxa uu Warbaahinta uga warramay sida uu fankiisa ugu saleeyay nolosha qurbaha kadib markii uu degay waddanka Canada Waxa uu Ku Faanay In uu Wax Ka badalay Fanka Soomaaliya.
Fanaan Cawaale Aadan waxa uu sheegay in ay jiraan caruur Soomaaliyeed oo ku koray Waqooyiga Ameerika, kuwaasi oo aqoon u lahayn amaba ka helin muusiga iyo fanka Soomaalida.
Markaas ayuu go’aansaday inuu ugu sameeyo muusigga Soomaalida qaab ay ku jecleystaan caruurtaasi ku dhashay qurbaha oo aan aqoon luqadda Soomaaliga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at