Daawo Muuqaal: MO Faarax oo Waraysi Lagu wadiiyey Sujuuda & Jawaab Lama Filaa Ku Noqotay reer Somaliland Markii uu Salaamay M/weynaha Somaliya

Daawo Muuqaal: MO Faarax oo Waraysi Lagu wadiiyey Sujuuda & Jawaab Lama Filaa Ku Noqotay reer Somaliland Markii uu Salaamay M/weynaha Somaliya

daajis.com:- Orod yahanka soomaaliyeed ee MO Faarax ayaa waraysi uu siiyey Tv-ga Horn Cable waxaa lagu waydiiyey Su’aalo dhowr ah.



Mo Faarax ayaa waxaa la waydiiyey SUJUUDA uu sameeyo mararka qaarkood, Wuxuuna sheegay in Alle SWT uu usujuudo aynta tahay in Lagu Xamdiyo, sidoo kale wuxuu ka hadlay Fanaaniinta uu taageero, isagoona Salaan udiray madaxda Soomaalida.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada