daajis.com:- Muuqaal aad u Qosol badan ayaa lagu cabiray oo laga sameeyay hab dhaqanka Qoysaska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ku nool Qurbaha waxaana is garaacay nin iyo naagtiisa in kastoo ugu dambeeyntii la bursaday ama la tumay Ninkii .
Daawo Muuqaal Qosol badan Haweeney Ninkeeda garaacday & Awooda Dumarka Soomaaliyeed ee Qurbaha.
Dumarka Soomaaliyeed ayaa ku awood badan wadamada Yurub waa hadii ay raga isku dhacaan balse raga dulqaadka yar ee Dumarka la dagaala ayaa waxaa loogu yeera ciidamada Booliiska kuwaas Ninka ka buriya guriga oo dhan .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at