daajis.com:- Darawalada ka shaqeeya gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa iska leh Mootooyinka cusub ee Bajaajka loo yaqaan ayaa waxaa la soo gudboonaatay dhibaato ka dib markii Mootooyinkooda uu ka adkaaday ama qaaday Roob xoogan.
Qaar ka mid ah Mootooyinka Bajaaj-ka oo inta badan ka shaqeeya xafadaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka adag Biyaha Roobka oo ku qasba in laga dhigo ama ay qaadaan halka qaarkood Mootooyinkaan loola baxsado garaashyo loogu tala galay oo Roobabka looga qariyo bal dad ay qaadaan iska daayee .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:30 and have
, Published at