Daawo Muuqaal :- Telefishinada Caalamka oo sheegay in Shacabka Yaman u qaxayaan dalalka Jabuuti & Somalia!!

Daawo Muuqaal :- Telefishinada Caalamka oo sheegay in Shacabka Yaman u qaxayaan dalalka Jabuuti & Somalia!!

daajis.com:- Xurgufta iyo dagaalada ka socda dalka Yaman ee u dhaxeeyay xulufada Sucuudiga uu hogaaminaayo iyo maleeshiyaadka Xuutiyiinta ayaa waji cusub yeeshay ka dib markii deegaano cusub iyo garoon diyaaradeed ay la wareegeen maleeshiyaadka Al Qaacida . 

Maleeshiyaadka Al Qaacidada Yaman oo ka faaideystay dagaalka u dhaxeeya xulufada Sucuudiga iyo Xuutiyiinta Yaman ayaa waxa ay gebi ahaanba la wareegeen deegaanka Al Mukalla oo xeryo Milatari ku yaaleen kuwaas oo dhoor jiho ka soo galay xili habeen ah . 

Dhanka kale waxaa soo kordhaya Qaxootiga shacabka reer Yaman ee ka cararaya coolada ka oloosan dalkaas waxeeyna warbaahinta Caalamka sheegtay in Yamaniinta intooda badan u sii qaxayaan dalalka Jabuuti iyo Somalia


Halkaan ka Daawo Telefishinada Caalamka oo sheegay in Shacabka Yaman u qaxayaan dalalka Jabuuti & Somalia iyo Dagaal waji cusub ah


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada