daajis.com:- Wii Cadaan Mareeykan ah oo dhawaan soo Muslimay ayaa waxa uu si caadi ah u bartay luuqada Afka Soomaaliga kaas oo sheegay in uu saaxiib la yahay Soomaali badan oo ku nool magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee cariga Mareeykanka .
Wiilkaan Mareeykanka ah oo iska badalay magaciisii hore ayaa iminka waxa uu la baxay Axmed wuxuuna inta badan Iskuulka la socdaa ama saaxiib ka dhigtay dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaas oo ugu dambeeyntii ku guuleeystay inay soo Muslimiyaan wiilkaan yar waliba baraan luuqada Afka Soomaaliga .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at