Daawo Raiisul wasaare weerar halis ah lagu qaaday isagoo qudbeenaya Muuqaal TOP ah

Daawo Raiisul wasaare weerar halis ah lagu qaaday isagoo qudbeenaya Muuqaal TOP ah

daajis.com:- Hawenay carada qarsan waysay ayaa weerar waxa uu ku qaaday Raysal Wasaaraha Dalka Belgium Charles Michel, xili uu jeedinayay Khudbad uu siyaasadiisa kaga hadlayay , waxaana mar qura goobtii uu taagnaa soo galay ruux ka careesan Siyaasada R/Wasaaraha.

Mar qura ayaa xaalku isbadalay kadib markii ruux afka soo duubtay oo watay dhalo yar ay ku jirtay Mayonnaise uu aaday halkii uu hadalka ka jeedinayay R/Wasaaraha

RIIX HALKAAN EE DAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada