Daawo Madaxwaynaha ruushka oo naftiisa qatar geliyay isagoo wado gooynaaya

Daawo Madaxwaynaha ruushka oo naftiisa qatar geliyay isagoo wado gooynaaya

daajis.com:- Madaxweynaha Ruushka ayaa la arkay, isagoo lugeynaya wado ku taala magaalada Moskow ee dalka Ruushka, waxaana muuqaalka laga dhex arkay madaxweynaha oo shacabka iska dhex lugeynaya.

Madaxweynaha ayaa marki dambe waxaa ku soo xoomay Shacab badan, kuwaasoo looga shakiyay inay dili rabeen madaxweynaha, waxaana isla marki u soo gurmaday ciidamada amaanka iyo sirdoonka qaranka.

HALKAN KA DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada