Daawo Sawirada:- Dowladda Kenya oo Soo Bandhigtay Maydadka Ragii Shabaab-ka ee Soo Weeraray

Daawo Sawirada:- Dowladda Kenya oo Soo Bandhigtay Maydadka Ragii Shabaab-ka ee Soo Weeraray

daajis.com:- Dowladda Kenya ayaa soo bandhigay Meydadka Dagaalyahaano ka tirsan ururka Al-shabaab oo maanta Dagaal Xoogan la galay Ciidamada Kenya ee Deegaanka Lamu.

Dagaalyahaanada Meydkooda lasoo bandhigay ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay weerareen saldhig ciidan oo ku yaala gobolka Lamu ee dalka Kenya ee dhaca dhulka Xeebta ah, isla markaana ku dhaw xadka Soomaaliya.

Ciidamadii Shabaabka ee maanta la dilay ayaa waxaa ku jiray 2 dagaalyahano Cadaan ah oo ka barbar dagaalamayay Rag Kenyati iyo Soomali isugu jira.




Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay dagaalyahanada tiro ahaan gaarayeen ilaa 11 kuwaas oo ku hubeysnaa Hubka noocyadiisa kala duwan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada