Daawo Sawirada’’ Shaqaale laga afduubtay qunsuliyadda Tunesia ee Libya oo gorgortan lagu sii daayay

Daawo Sawirada’’ Shaqaale laga afduubtay qunsuliyadda Tunesia ee Libya oo gorgortan lagu sii daayay

daajis.com:- Maleeshiyaad kasoo jeeda dalka Libya ayaa dib xoriyadooda ugu celshay shaqaale ka tirsanaa qunsuliyadda Tunesia ee dalka Libiya oo ay muddo afduub ku heysteen.

Shaqaalaha afduubka lagu heystay ayaa gaaraya ilaa Toddobo xubnood oo ka howlgali jiray Qunsuliyada, waxaana ragaasi lasiidaayay Salaada jimco ee maanta kadib.

Shaqaalaha la siidaayay ayaa waxaa lagu wareejiyay qoyskooda, kadib markii gorgortan uu dhexmaray Dableyda afduubka geystay iyo waalidiinta ragaasi la qafaashay oo kuwada kulmay Xuduuda dalka Liibya waxaana goobjoog ka ahaa Ciidamada gaarka ah ee Qunsuliyada.

Wasiirka arrimaha dibada wadanka Tunisia Al-Tayeb al-Bakous, ayaa xaqiijiyay in lasoo daayay shaqaalihii qunsuliyadooda liibiya.

Al-Bakous ayaa sidoo kale siidaynta ninka liibiyaanka ah ku sheegay arrimo dhanka sharciga ah oo maxkamadi gaaray.

Wadanka liibiya oo ay ku hirdamayaan dhinacyo kala duw



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada