daajis.com:- Soomaali badan oo joogta Qurbaha gaar ahaan kuwooda ku nool dalalka Yurub ayaa waxaa la xaqiijiyay inay qaadashada Lacagta Cayrta u maraan siyaabo kala duwan halka qaarkood iska dhigaan kuwo xanuunsan oo shaqeeysan karin waliba bukaan socod ah .
Qaar ayaa sheegta in ay qabaan cudurka Sonkorta si aan shaqo loogu dirin halka kuwa kale ay lacagta Ceyrta ku qaataan in ay kala tageen Xasaaskooda waxaana dhamaantood ogaada dalalka ay ku nool yihiin . Sidoo kale arinta sida aadka ah loo la yaabay ayaa waxaa lagu sheegay in ay jiraan Soomaali Jiisas ama cuuryaamiin iska dhigay si loo siiyo sanad kasta Lacagta Cayrta .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:00 and have
, Published at